Gen. Wahid Khafaji & Wafdigii uu horkacayey oo booqday xarumo ku yaalla Muqdisho (Sawirro)

Kaaliyaha Wasiirka GaashAandhigga dalka Masar Generaal Waxiid Ibraahim Khafaji iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho ku joogay Magaalada Muqdisho ayaa Kormeeray Isbitaalka Xoogga Dalka,Kuliyadda Jaalla Siyaad iyo Xarunta ciidamada xoogga dalka ee degaanka Bangalla ee Magaalada Muqdisho. Waxaa kormeerkan ku wehliyey Ku-xigeenka ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaal iyo Saraakiil ka … Continue reading Gen. Wahid Khafaji & Wafdigii uu horkacayey oo booqday xarumo ku yaalla Muqdisho (Sawirro)